Press "Enter" to skip to content

Mareykanka: Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Miami oo 27-ka bishaan go’aan laga gaarayo

Talaado,April,17,2018 (HOL)-Maxkamad ku taallo Magaalada Miami ee gobolka Florida, ayaa 27-ka bishaan April lagu wadaa iney go’aan ka gaarto 52 maxaabiis Soomaaliyeed ah oo ku xiran labo xabsi oo ku yaallo magaaladaas.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta17-155426.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: