Press "Enter" to skip to content

Mareykanka iyo Faransiiska oo u digay Iran

Dowladaha Faransiiska iyo Mareykanka ayaa Iran uga digay in wakhtigu gaagaabsi ku dhow yahay si loogu laabton hishiiska Nukliyeerka, iyaga oo wal-wal ka muujiyay cabsida laga qabo howlaha Atoomikada xaasaasiga ah ee Iran wali ku howlan tahay, iyada oo u muuqata in wadahalladu jiitamayaan. 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: