Press "Enter" to skip to content

Marcus Rashford Oo Lagu Booriyay Inuu Isaga Tago Manchester United Ku Biiro Arsenal, Liverpool & Chelsea Midkood.

Halyeeygii hore Newcastle United Micky Quinn ayaa kula taliyay da’yarka England Marcus Rashford inuu isaga guuro garoonka Old Trafford isla markaana ku biiro mid ka mid ah kooxaha waaweyn ee isla Ingiriiska. Weeraryahankii hore Magpies-ka ayaa maqlay warar sheegaya in ilo ku dhaw Marcus Rashford ay shaaca ka qaadeen inuusan xidigaan xilli ciyaareedka soo aadan kusii […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/marcus-rashford-oo-lagu-booriyay-inuu-isaga-tago-manchester-united-ku-biiro-arsenal-liverpool-chelsea-midkood/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: