Press "Enter" to skip to content

Mali: Tuareg lagu laayay weerrar ‘aargoosi ah’ oo ay jihaadiyiin soo qaadeen

In ka badan 40 xubnood oo ka mid ah bulshada Tuareg ayaa waxaa lagu dilay laba weerrar oo kala duwan oo waqooyi bari ee dalka Mali ay ku soo qaadeen maleeshiyaad looga shakisan yahay inay Jihaadiyiin yihiin, sida ay saraakiishu sheegeen.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43939845

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: