Press "Enter" to skip to content

Maleeshiyada Al-shabaab oo qabsatay magaalada Camaara

Maleeshiyada A-shabaab ayaa saaka la wareegtay gacan ku heynta magaalada magaalada Camaara ee gobolka Mudug, kaddib markii ay deegaankaas ku soo qaadeen weerar ku billowday Qarax ay la eegteen xerada ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: