Khamiis ,Maarso, 29, 2018 (HOL)–Gabadha ku guuleysatay abaal marinta caalamiga Nobel Peace Prize Malala Yousafzai ayaa dib ugu laabtay markii u horeysay dalka Pakistan, tan iyo markii ay toogteen Kooxda Taliban lix sano ka hor.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta29-155217.htm
Be First to Comment