Press "Enter" to skip to content

Malala oo Pakistan Ku Laabatay

Malala Yousafzai oo horay ugu guuleysatay abaalmarinta caalamiga ah ee Nobel ayaa maanta oo Khamiis ah dib ugu laabatay wadanka ay kasoo jeeddo ee Pakistan, ku dhawaad lix sannadood kadib marki ay maleeshiyo mintidiin ah ku toogteen dooxada Swat ee Waqooyigalbeed Pakistan.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4322060.html

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:

Compare

%d bloggers like this: