Press "Enter" to skip to content

Magacyada golaha wasiirada cusub ee Afghanistan oo la filayo inay Taalibaan ku dhawaaqdo

Hoggaamiye sare oo ka tirsan Taalibaan oo codsaday in aan magaciisa la shaaciin ayaa VOA u xaqiijiyey in Taalibaan ay ku jirto diyaargaroowgii ugu dambeeyay ee ku dhawaaqista Golaha Wasiirrada ee cusub oo la filayo inay ka mid noqdaan dhammaan xubnaha hadda ka tirsan golaha hoggaaminta.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: