Press "Enter" to skip to content

Madaxweyne Waare oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Hiiraan

Jimco, April, 13, 2018 (HOL)–Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maalmihii ugu danbeeyayba sugnaa magaalada Beledweyne ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, waxaana xilka guddoomiyaha gobolka loo magacaabay Cabdullaahi Axmed Macalin Sufurow.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta13-155386.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: