Press "Enter" to skip to content

Madaxweyne Trump oo Sudan ka saarey Liiska Wadamada Argagixisada Taageera

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday heshiis dhex maray Israel iyo Sudan, sidoo kale madaxweyne Trump ayaa ku dhawaaqay in uu Sudan ka saaray liiska dalalka taageera argagixisada.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: