Cabdulcaziz Xasan Laftagareen, madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia ayaa ku sugan magaalada Xudur ee gobolka Bakool oo ah magaallo go’doon ku jirta oo ay ku hareeraysan yihiin maleeshiyada al-Shabaab.

Madaxweyne Laftagareen oo tagay Magaalada Go’doonsan ee Xudur
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment