Press "Enter" to skip to content

Madaxweyne Farmaajo : Waxaa jiri doona qorshe wax looga qabanayo fatahaada uu sameeyo Wabiga Shabeella

Talaado,, 01, May, 2018 (HOL) –Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii shalay booqday magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dowladdu waddo qorshayaal looga hortagayo fatahaada uu Wabiga Shabeelle ka sameeyo deegaannada uu ka maro dalka gaar ahaan magaalada Beledweyne.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/May/wararka_maanta1-155585.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: