Press "Enter" to skip to content

Madaxweyne Farmaajo oo si adag u cambaareeyay Qaraxii degmada Baraawe

Jimco, April, 13, 2018 (HOL)–Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag u cambaareeyay Qaraxii galinkii danbe ee shalay lala eegtay dhalinyaro kubad ku cayaareysa garoon ku yaala degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta13-155383.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: