Axad, April, 01, 2018 (HOL)–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si wadajir ah u qaabilay Guddiga Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa u qaabilsan dhaqaale u raadinta ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta1-155254.htm
Be First to Comment