Press "Enter" to skip to content

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeedinaya shirka Jaamacadda Carabta ee ka furmay Dammaam

Axad, April, 15, 2018 (HOL)–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay gaaray Magaalada Dammaam ee dalka Sucuudiga ayaa lagu waddaa in uu maanta Khudbad ka jeediyo Shirka 29aad ee madaxda waddamada ku mideysan Ururka Jaamacadda Carabta.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta15-155404.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: