Press "Enter" to skip to content

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay xuska Aas-aaskii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed

Khamiis, Aprril, 12, 2018 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil-Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee ciidamada xoogga dalka iyo qooysaskooda oo maanta ay ku beegantahay sannad guuradii 58-aad ee ka soo wareegtay markii la asaasay.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta12-155377.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: