Waxaa maanta baaqday kulan ay mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku dhageysan lahaayeen mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ka dib codsi ka yimid Madaxweyne Farmaajo.
Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4325168.html
Be First to Comment