Press "Enter" to skip to content

Madaxweyne Farmaajo oo Fahad Yaasiin u magacaabay la-taliyaha Amniga Qaranka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka Gaashaanle Sare Yaasiin Fareey, waxaana warka ka soo baxay Villa Soomaaliya lagu sheegay inuu xilka iska casilay Fahad Yaasiin.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: