Press "Enter" to skip to content

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay dib ugu soo laabtay maagaalada Muqdisho, kaddib socdaal laba maalmood ah oo uu ku tagay waddanka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Congo, halkaas oo ay ku kulmeen madaxweyne Felix Tshisekdi oo sidoo kale ah guddoomiyaha Midowga Africa.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: