Press "Enter" to skip to content

Madaxweyne Farmaajo oo barri u safraya Burundi xili Nus Malyan ruux oo Soomaali ah saameeyeen Fatahaado daran

Sabti,, April, 28, 2018 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa la filayaa in maalinta barri ah u socdaalaan dalka Burundi iyaga oo ka qeybgali doona daawashada Finalka CECAFA U-17 oo ay isaga hor iman doonaan xulka kubadda Cagta Soomaaliya iyo Tansaaniya.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta28-155562.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: