Press "Enter" to skip to content

Madaxweyne Farmaajo ka horyimid shaqo-joojintii uu Rooble ku sameeyay Fahad Yaasiin

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa difaacay taliyaha Hay'adda Sirdoon iyo Nabad-suggida Qaranka Fahad Yaasiin, wuxuuna amray inuu shaqadiisa sii wato, sida lagu sheegay qoraal rasmi ah oo ka soo baxay madaxtooyda Villa Somalia.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: