Press "Enter" to skip to content

Madaxweyne Farmaajo iyo guddoomiyaha xilka ka degay Jawaari oo markii ugu horeysay shir jaraa’id wada qabtay

Talaado, April, 10, 2018 (HOL)–Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo guddoomiyaha xilka ka degay Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay shir jaraa’id ka soo wada muuqday tan iyo wixii ka danbeeyay khilaafkii siyaasadeed ee hareeyay hay’addaha dowladda.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta10-155354.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: