Press "Enter" to skip to content

Madaxweyne Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Masar oo khadka Telleefoonka ku wada hadlay

Arbaco, April,18,2018 (HOL)–Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay khadka tellefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Masar Cabdulfataax Al Sisi ayaa uga mahad-celiyay taageerada joogtada ah ee ay dowladda Masar la garab taagantahay shacabka Soomaaliyeed.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta18-155434.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: