Press "Enter" to skip to content

Madaxweynaha Turkiga oo u hanjabay Jabhada Kurdiyiinta

Talaado, Maarso, 20, 2018 (HOL)-Madaxweynaha Tukiga Rajep Deyib Erdogan ayaa ku goodiyay in ay ciidamadiisu isbalaarin ku sameyn doonaan goobaha kale ee jabhada Kurdishku ay kaga sugan tahay dalka Suuriya, kaddib markii ay ka sareen degmada Afrin.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta20-155103.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: