Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-asad ayaa maanta gaaray dalka Sucuudiga, si uu uga qayb galo shir madaxeedka Jaamacadda Carabta oo la filayo in mar kale dib loogu soo celiyo xubinnimadii Suuriya ee dalalka Carabta, taasoo noqonaysa booqashadii ugu horreysay ee uu ku tago boqortooyada qaniga ah.

Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-Asad oo gaaray Sacuudi Carabiya
More from DibeddaMore posts in Dibedda »
- Mareykanka oo Erdogan ugu baaqay inuu tixgeliyo codsiga Sweden
- Xildhibaan Soomaali ah oo loo doortay baarlamanka Alberta, Canada
- Maxay caalamka uga dhigan tahay dib u doorashada Erdogan?
- Warbixin ku saasan rabshadaha hubka loo adeegsado ee ka dhaca Canada
- Biden oo siyaasad wax kala beddelasho kula macaamilaya Erdogan
Comments are closed.