Press "Enter" to skip to content

Madaxweynaha Soomaaliya oo kormeeray Kuliyadda Jaalle Siyaad Sawirro

Talaado, April, 17, 2018 (HOL)– Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Jeneraal Cabdillaahi Cali Caanood, Taliyaha Ciidanka Asluubta S/Guud. Bashiir Maxamed Jaamac iyo saraakiil kale ayaa maanta kormeer ku tagay kuliyadda Jaalle Siyaad oo xarun u ah ciidamada Burundi ee qaybta ka ah howl-galka AMISOM ee Soomaaliya.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta17-155433.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: