Press "Enter" to skip to content

Madax goboleedyada oo kulamo gaar ah ka wada Muqdisho

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta, ururada bulshada rayidka iyo haweenka magaalada Muqdisho ayaa bogaadiyay kulamo gaar gaar ah oo ay saacidihii ugu dambeeyay yeesheen madaxda maamul goboleedyada iyo Midowga Musharaxiinta.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: