Press "Enter" to skip to content

Madax dhaqameed ka mid ahaa golaha Guurtida Somaliland oo muddo laga hakiyey in uu golaha yimaado

Isniin, April, 23, 2018 (HOL) – Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo ka mid ah xildhibaanadda golaha Guurtida ayaa laga joojiyey inuu golaha yimaado ka dib markii uu ka qaybgallay caleemo saar xafladii loo qabtay beel daajiye ka dhacay deegaanadda Puntland.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta23-155506.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: