Press "Enter" to skip to content

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhaqaale ugu deeqay gurmadka loo fidinayo dadka ku barakacay fatahaada

Axad, April, 29, 2018 (HOL) -Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa galabta kulan deg deg ah waxa ay ku yeesheen xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, waxaana kulanka looga hadlay sida Maamulka uu uga qeyb qaadan karo samata bixinta dadka ku dhibaateysan Magaalada Beledweyne.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta29-155571.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: