Press "Enter" to skip to content

Maamulada gobolka Gedo iyo Mandheera oo ka wada hadlay darbiga laga dhisayo xadka

Maamullada gobolka Gedo iyo magaalada Mandheera ayaa shalay kulan ay yeesheen waxay ka wada hadleen qalalaasihii ka taagnaa xadka Soomaaliya iyo Kenya, ee ku saabsanaa darbiga ay Kenya sheegtay inay ka dhiseyso xadka Beled Xaawo.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43466947

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: