Christopher Klettermayer wuxuu ku ogaaday inuu HIV qabo ‘si lama filaan ah’. Iyadoo 1-da bisha December la xusayo maalinta AIDS-ka Adduunka, khubaradu waxay sheegayaan in wali 12 milyan oo ruux aysan heli karin dawooyinka caawinaadda ah, iyadoo Covid-19 uu halis galinayo horumarkii horay loo sii gaaray.

Maalinta AIDS-ka Adduunka: ‘Waxay ila noqotay in dhiiggeyga iyo manideyda ay sun yihiin’
More from DhammaanMore posts in Dhammaan »
Be First to Comment