Press "Enter" to skip to content

Maal-gashiga dekadda Garacad oo la furay

Dekedda Garacad oo dhisme uu ku socday muddo ilaa sannad iyo bar ah ayaa la sheegayaa in wejigii hore ee hawshaas ay hadda heer gebagebo ah marayso.

Dhinaca kale, waxaa hadda socda wadatashiyo ku saabsan sidoo maal-gashi loogu sameysan lahaa dekedda.

Warbixintan arrintaas ku saabsan waxaa inoo soo diray weriyahayaga Nairobi Yaasiin Ciise Wardheere.

 

 

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: