Talaado, April, 03, 2018 (HOL)-Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu soo waramayaa in ay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan Al-shabaab kuwaa soo waxyaabaha qarxa u Aasaayay waddada u dhaxeysa magaalada Baydhabo iyo degaanka Daynuunay.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta3-155273.htm
Be First to Comment