Press "Enter" to skip to content

Ma Sheydaan Laga Jeesto! Mise Malab Lasoo Dhaweeyo! Siduu Noqon Doonaa Jawiga Santiago Marka Uu Yimaado James Rodriguez?

1-da May wxaa garoonka Santiago Bernabeu waxaa ka dhici doona kulanka lugta labaad ee wareega afar dhamaadka Champions League, Real Madrid ayaana soo dhaweyn doonta Bayern Munich, balse marnaba lama saadaalin karo sida uu noqon doono jawiga Santiago marka uu lugaha soo galiyo James Rodriguez. Dheymanka Colombia ayaa dib ugu soo laaban doona garoonka caasimadda, […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/ma-sheydaan-laga-jeesto-mise-malab-lasoo-dhaweeyo-siduu-noqon-doonaa-jawiga-santiago-marka-uu-yimaado-james-rodriguez/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: