Press "Enter" to skip to content

London: Dilal iyo Dhaawac Loo Geystay Wiilal Soomaali Ah

Xalay waxaa magaalada London lagu dilay labo wiil oo Soomaali ah, halka mid kalena si xun loogu dhaawacay. Dilalkan loo geysto dhalinyarada Soomaalida ayaa ah kuwo magaaladaas ku soo noqnoqday.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4263603.html

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: