Press "Enter" to skip to content

Lix eedeysane oo loo xiray dilkii laba carruur ah oo walaalo ahaa

xMaamulka Koofur Galbeed ayaa wada baaritaa la xiriira dilkii laba caruur ah oo dhawaan maydkooda laga helay duleedka magaalada Baydhabo, waxaana Wasiirka Caddaalada maamulkaas oo warfidiyeenada la hadlay uu sheegay in falkaas loo hayo ilaa iyo lix qof.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: