Press "Enter" to skip to content

Liverpool oo 5-2 ku garaacday Roma cayaar xiiso badan oo leysku arkay Garoonka Anfield

Talaado, April, 24, 2018 (HOL) – Liverpool ayaa xaqiijisay in ay tahay koox awood badan kaddib markii ay 5-2 ku xasuuqday Xidigaha kooxda Roma kaddib cayaar leysku arkay Garoonka Anfiel ee dalka Egland oo qeyb ka aheyd Afar dhamaadka Champions league

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta24-155518.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: