Press "Enter" to skip to content

Lavrov: Ruushka iyo Galbeedka waxa dhextaal xaalad ka xun dagaalkii qaboobaa

Ruushka ayaa beeniyey in uu tirtiray caddaymaha laga heli lahaa goobta la tuhunsanyahay in lala dhacay hub kiimikaad oo ay ku weerareen ciidamada dawladda Suuriya, taas oo noqotay wixii dhaliyey in Maraykanka, Ingiriiska iyo Faransiisku tallaabo milatari qaadaan Sabtidii.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43781265

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: