Press "Enter" to skip to content

Labo ruux oo ku dhaawacantay qarax horleh oo Maraykanka ka dhacay

Qarax ayaa dhaawacay labo ruux oo ku sugan magaalada Austin ee gobolka Texas ee dalka Maraykanka, arrintan ayaana timid iyadoo magaaladaas ay ka dhaceen weerarro bambooyin ah.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43454203

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: