Press "Enter" to skip to content

Kuuriyada Koonfureed oo hakisay dacaayadaha ka dhanka ah Pyongyang

Kuuriyada Koonfureed ayaa hakisay dacaayadaha ay ka baahin jireen sameecadaha ku rakiban xadka ay la leeyihiin Kuuriyada Waqooyi, si loo abuuro jawi wanaagsan oo uu ku qabsoomi karo wadahadalka u dhaxeeya labada hogaamiye.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/43860558

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: