Axad, Maarso, 25, 2018, (HOL)-Dagaalyahannada fallaagada reer Suuriya iyo qoysaskooda ayaa billaabay in ay ka baxan saddex magaalo oo ku yaalla bariga Quuda, waxayna u qaxayaan gobolka Idlib oo ah halka ay ku xooganyihiin.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta25-155163.htm
Be First to Comment