Press "Enter" to skip to content

Kumanaan wali ka qaxaya bariga Quuta

Milateriga dowladda Ruushka waxaa uu sheegay in dadka rayidka ah ay isaga qaxayaan bariga magaalada Quuta. Inkabadan shan kun oo qof ayaa lagu soo warramay in maanta oo axad ah ay isaga qaxeen bariga magaaladaasi.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43447229

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: