Press "Enter" to skip to content

Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'isul Wasaare Rooble oo fashil ku soo dhammaday

 Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, kulamo ay lahaayeen dhinacyada dowlada Federaalka Soomaaliya ee Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra'isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa natiijo la'aan ku soo dhammaaday.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: