Press "Enter" to skip to content

Kulankii Farmaajo iyo Rooble oo fashil kusoo dhammaaday

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, kulamo ay lahaayeen dhinacyada dowlada Federaalka Soomaaliya ee Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa natiijo la'aan ku soo dhammaaday.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: