Magaalada Washington, DC waxaa ka dhacay shir ay kasoo qeyb galeen dadka u ololeeyo arrimaha qaxootiga iyo soogalootiga dalkan Mareykanka oo ay wada qaateen qaar kamid ah senatoradda iyo Kongarees-ka laga soo doorto gobolladda Soomaalida Mareykanka ku badan yihiin ee Minnesota iyo Ohio .
Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4299589.html
Be First to Comment