Press "Enter" to skip to content

Kulan looga hadlay ammaanka oo ka dhacay Ceelwaaq

Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay kulan looga hadlayay adkeeynta amaanka magaaladaasi oo waayihii dambe soo xumaanayay, kadib markii ay Al-shabaab dilal iyo qaraxyo ay ka geesteen.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: