Dhacdadii xanuunka badneyd ee kufsi ardayad magaalada Delhi loogu geystay sanadkii 2012 ayaa caro ka abuuray dunida. Caradaas ayaa Dr Madhumita Pandey iyo Tara Kaushal ku dhalisay inay u howl galaan sidii ay u ogaan lahaayeen sababta ay raggu wax u kufsadaan.

Kufsiyada ka dhaca Hindiya: Haweenka is weydiiyay ‘Maxay raggu dumarka u kufsadaan?’
More from DhammaanMore posts in Dhammaan »
Be First to Comment