Isniin, April, 02, 2018 (HOL)–Wararka naga soo gaaraya degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in deegan qiyaastii 7km dhinac galbeed uga beegan ku dhinteen ugu yaraan 10 ruux kaddib markii ay ku qarxday miino waddada dhinaceeda lagu aasay.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta2-155264.htm
Be First to Comment