Press "Enter" to skip to content

Kooxo Hubeeysan oo ganacsade Soomaaliyeed ku dilay dalka Koonfur Afrika

Arbaco, May, 02, 2018 (HOL)-Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu dilay Dalka Koonfur Afrika ka dib markii sida la sheegay ay Koox burcada ah weerar ku qaadeen goob ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin Soomaali ah oo ku taala deegaanka Zonkizizwe oo qiyaastii 35 km ka xigta dhinaca Koonfur magaalada Johannesburg.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/May/wararka_maanta2-155603.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: