Press "Enter" to skip to content

Kooxda Al-Shabaab oo weerartay saldhigyo ciidamada Soomaaliya

Mas’uuliyiinta Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay iska caabiyeen weerarro ay saacadihii hore ee saaka kusoo qaadeen maleeshiyada Al-Shabaab saldhigyada ciidamada ee magaalooyinka Bariire iyo Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose. 

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: